Ogeysiis

Aqriso:Madaxweyne Farmaajo oo Ku wajahan Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD. Shirakn ay yeelanayaan Uruur goboleeedka IGAD ayaa waxaa markii ugu horeesay ka qeyb galaya Madaxweynaha dalka Eritrea,waxaana lagu wadaa in lagu ansixiyo in Dowlada Eritrea ay xubin ...

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya . Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna  shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada ...

Read More »

Shirkadda Isgaarsiinta NationLink oo macaamiisheeda u keentay adeegyo casri ah

OGEYSIIS MUHIIM AH                Bishaaro  Bishaaro  Bishaaro  Bishaaro  Bishaaro  Bishaaro Shirkadda Isgaarsiinta Casriga ah ee Nationlink  oo aad uga barateen soo kordhinta adeegyo cusub oo casri ah waxay macaamiisheeda sharafta leh u keentay Adeega GOR GOR INTERNET LA’AAN KU ISTICMAAL NOOCKASTA OO MOBILE AH ADEEGYADAAN HOOSE 1-FACEBOOK, TWITER, HOTMAIL, GMAIL 2- ADEEGGA NATIONLINK CHAT.( SI AAD U RUKUMATO ADEEGAAN, KU ...

Read More »

Xuska 91 guurada ee aas aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay iyo Madaxda Dowladda oo ka qeyb galay + Sawirro

Xuska asaaska sanadguuradii 91-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ka mid ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabadda oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxa kaloo ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, diblomaasiyiin iyo marti ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya ” Mashaariicda Dib u dhiska waxey saldhig u yihiin horumarka Dalka.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka Carabta ka hirgelineyso gudaha Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay la socdaan Taliyayaasha Ciiidamadda Meleteriga iyo Nabad-Sugida iyo Safiirka Dowladda Imraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa tegay xarun cusub oo lagu tababari doono Ciidamadda ...

Read More »

Guddoomiyeyaashii xilalka laga qaaday oo kulan adag ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

Guddoomiyeyaashii xilalka laga qaaday ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho waxay ku yeesheen kulan adag, kaasi oo ay uga hadlayaan mustaqbalkooda iyo inay hal mowqif ka qaataan Dowladda Federaalka oo dayacday ammaankooda sida ay sheegayaan. Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen inta badan Guddoomiyeyaashii degmooyinka Gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday, ayaa waxay uga hadleen arrimo dhowr ah ...

Read More »

MUHIIM: Cudurka AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya

Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa toddobo bukaan ah oo qabay cudurka. Wuxuu sheegay in daraasadda uu ku daaweynayo dadka qaba HIV/AIDS ay noqotay mid miro dhal ah. Dhowr jeer ...

Read More »

Xuska 54-guurada aas aaska ciidanka xoogga dalka oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Xuska 54-guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka 12-kii April ee sanadkii 1960-kii oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka, Booliska, Nabad sugidda, badda, saraakiisha ciidamada qalabka sida, fanaaniinta kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka, mas’uuliyiin ka socotay dalalka saaxiibada la ah ...

Read More »

Ogeysiis: Assalamu alaikum waraxmatullahi wabarkaatuh

Dhamaan walaalaha kunool dalka holland ogeysiineynaa in maalinta jumcada iyo sabtida inoo marti ah sheikh cabdirashiid sh cali suufi xafiduhullaah sheikha ayaa maalinta jumcada khudbad iyo muxaadaro ka jeedin doonaa markaz quba amsterdam , maalinta sabtidane jeedin doona  muxaadarooyin dardaaran iyo waano ah insha allaah. sidaa awgeed waxaan ka codsaneynaa in walaalaha ay ka qeyb galaan kana faaideystaan kheerka Goobta ...

Read More »