Tahniyad

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya . Kulan deg deg ah oo waqtigiisa laga soo hormariyay oo ay magaalada Baydhabo ku yesheyn Wasiirada Maamulkaasi, uuna  shir guddoominayay Madaxweynha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa dhamaan lagu amray shaqaalaha iyo wasaaradaha maamulkaasi inay hakiyaan xiriirkii wada ...

Read More »

Beesha Mudullood oo heshiis taariikhi ah kala dhex dhigtay beelihii ku dagaalamay gobolka Sh/Hoose (Go’aano la soo saaray) + Sawirro

Gogol nabadeed oo ay maanta Muqdisho ugu fidisay Beesha Mudullood ayaa waxay heshiis rasmi ah ku kala dhex dhigtay Beelaha Biyamaal iyo H/gidir oo mudooyinkii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose. Gogoshan oo ay ka soo qeyb galee, Odayaal dhaqameedyo, nabadoono, ugaasyo, xildhibaano ka soo jeeda labada beel iyo waxgarad ah, waxaana munaasabad qado ah oo ka ...

Read More »

TAHNIYAD AROOS: “Allahayow idinka yeel Reerkii lagu nastee lagu negaado”

Reer Axmed Xayle, Reer Cali Xayle , Reer Aadan Faarax Guutaale ,Reer Axmed Dhicisow, Reer Xiireey Qaasim, Reer Cosoble Cadde, sidoo kale Waxaa Tahniyada Diraya Ardeyda Jaamacadda Muqdisho, Jaamacadda Green Hope, Jaamacadda Camuud, Bahda isboortiga iyo Dhamaan Shaqaale Dukaanka Mandela Book Shop ee KM4, Cismaan Xuseen Cismaan (Niino) Maamulaha Wargeyska Xamar News, Axmed Maxamuud Dhicisoow  Tafaftiraha Wargeyska Xamar, Amiin Yuusuf ...

Read More »

HAMBALYO AROOSKA: C/Casiis Xaseey iyo Sahra C/qaadir

  Weriye C/Casiis Xaseey (C/Casiis Golf) iyo Sahra C/qaadir oo caawa ku aqal gelaya magaalada Muqdisho, waxaa hambalyo u diraya dhammaanba weriyeyaasha kala duwan ee ka howlgala magaalada Muqdisho iyo dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Jowhar degan,  waxayna magacyadoodu kala yihiin:- Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Xaaji Maxamuud Xuseen Cabdi Calasow Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) Maxamuud Xasan ...

Read More »

MEHER FARXAD LEH

Aabe Abdisalaam Barre Guuleed Hooyo Xaawo Mohamud Yusuf Kaaho Mohamud Yuusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Zainab Mohamuud Yusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Nadiifo Mohamuud Yuusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Maryan Ahmed Barre Caasho Ahmed Barre Safiyo Ahmed Barre Sowdo Ahmed Barre, Shukri Mohamed Shiikh. Hooyo Maryan Mohamed Hatatac Khadiijo Mohamed (Caana Mac) iyo Caruurteeda Sahra Mohamed (Caana Mac) Saygeeda iyo caruurteeda Saciido Mohamed ...

Read More »