Barnaamjiyada

Dhageyso:Barnaamijka Falanqeynta Wararka Idaacada Maanta 16.9.2018 By Yaxye

Barnaamijka Falanqeynta Wararka  ,waxaad dhageeysataan 8:30 Subaxnimo Maalin walbo marka laga reebo Jimcaha,waxaa soo jeedinaya Yaxye Shiikh Muriidi,  Farsamaduna waa Feysal Xaaji

Dhageyso:-Barnaamijka Saakay iyo Soomaaliya ee Idaacadda Maanta 16-09-2018 ByMohamed

BarnaamijkaSaakay iyo Soomaaliya ,waxaad dhageeysataan 630:00 Subaxnimo Maalin walbo marka laga reebo Jimcaha,waxaa soo jeedinaya Mohamaed Abduulahi Omar,  Farsamaduna waa Feysal Xaaji Halkaan ka dhageyso

Dhageyso:Warka Subax ee Idaacada Maanta 16.9.2019 By Mohamed Abdullahi

Warka waxaa Aqrinaya Mohamed Abdullahi Omar,waxaana farsamenaya Feysal Xaaji Maxamuud. Yaxye Shiikh Muriidi ayaa soo saaray warka. Halkaan ka dhageyso

Dhageyso:Xareed Cali Xareed oo ka hadlay Xilka qaadista la sheegay in lagu Sameeyay Madaxweynaha...

Guddoomiye ku xigeynka koowaad ee Baarlamaanka Maamul Goboledka Galmudug ahna ku simaha Guddomiyaha Baarlamaanka Xareed Cali Xareed oo lahadlay Idaacada Maanta ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  waxii maanta ka dhacay magaalada Cadaado ay ahaayen wax aan sharci aheyn...

Dhageeyso:-Barnaamijka Gogol Xaarka Wararka 15-09-2018 By Cajaaib

Barnaamijka Gogol Xaarka Wararka waxaad dhageeysan doontaa habeen-walbo Kolka saacadu soo gaarto 7:00 Fiidnimo,waxaana caawa soo jeedinaayo Xassan Macalin Cajaaib,Farsamaduna waa Faisal Xaaji Maxamuud Dhageeysan Wacan  

Wasiir Amar-dambe oo Kormeeray Warshada Tolmada dareeyska Ciidanka!!

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir Aden Cilmi ayaa Waxay Kormeereen Xaruntii hore ee Warshadii Tolmada dharka Ciidanka Xooggga dalka. Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan...

Dhageeyso:-Barnaamijka Madasha Dhalinyarada Idaacadda Maanta 15-09-2018 By Burhaan

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada,waxaad dhageeysataan 4:00 Galabnimo Maalin walbo marka laga reebo Jimcaha,waxaa soo jeedinaya Burhaan Cali Macow,  Farsamaduna waa Feysal Xaaji Halkaan ka Dhageyso.

Dhageyso Barnaamijka Xogta Caalamka Idaacada Maanta 9.15.2018

Barnaamijka Xogta Caalamka waxaa soo jeedinaya Mowlid Isse Mohamed (Karaama) Waxaana Farsameenaya Cadnaan Cumar Axmed. Halkaan ka dhageyso.

Dhageyo:-Barnaamijka Gorfeynta Wararka Idaacada Maanta 9.15.2018

Barnaamijka Gorfeynta waxaa halkaan idinkaag soo jeediyana Maxamed Cabdullahio Omar waxaana farsameenaya feysal Xaaji Halkaan ka dageyso

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacada Maanta 15.9.2018

Warka halkaan idinkaga aqrinaya Maxamed Cabdullahi Cumar waxaana diyaariyay Yaxye shiikh Muriidi Halkaan ka dhageyso.

Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Africa Ee Idaacada Maanta

Barnaamijka Dhacdooyinka  Afrika waxaa halkaan ka soo jeedinaya Mowlid Isse Momahed (Karaama) waxaana farsameenaya Cadanaan Cumara Axmed. Halkaan dhageyso

Dhageeyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Duhur Ee Idaacada Maanta 15-09-2018

Barnaamijka waxaa soo jeedinaayo Maxamed Xassan Mahad-alla,cadnaan Cumar Axmed ayaana farsameeynaayo kusoo dhawada Saaxiibayaal

MOST COMMENTED

Shirkii Kismaayo oo galay maalintii labaad iyo qodobo muhiim ah oo...

Shirkii dib u heshiisiinta beelaha degan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa galay maalintii labaad, iyadoo madasha shirka ay ku soo qulqulayaan ergooyin hor leh...

HOT NEWS