caalamka

Dowladda Suuriya oo weerartay goobo ay ku sugnaayeen mucaaradka

Ciidamada dowladda Suuriya, ayaa weerar ku qaaday si ay u qabsadaan magaalada Quseyr oo ay la dagaalamayeen mucaaradka toddobaadyo. Telefishinka dowladda ayaa sheegay in ciidamada ay isku hareereeyeen mucaaradka, dileen toddobaatan qof ayna qabsadeen xarunta dowladda hoose. Mucaaradka ayaa beeniyay laakiin...

US iyo UK oo cadaadis saaraya Suuriya

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama, ayaa sheegay in Mareykanka iyo Britain ay ku heshiiyeen in la kordhiyo cadaadiska saaran maamulka Suuriya si loo aqbalo mustaqbal aanu ku jirin Madaxweyne Bashar al-Asad.   Shir jaraaid oo ay si wada jir ah u...

Nawaz Sharif oo guul ka sheegtay tartanka doorashooyinka Pakistan

Ra'iisalwasaarihii hore ee Pakistan Nawaz Sharif, ayaa sheegtay guul doorasho u eg inuu waddanka xukumi doono markii saddexaad. Wali sooma bixin natiijada rasmiga ah. Natiijo aan rasmi ahayn ayaa sheegaysa in xisbigiisa Muslim League uu noqon doono xisbiga ugu wayn...

40-qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay Turkiga

Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in ugu yaraan afartan qof ay ku dhinteen Reyhani oo u dhow xudduuda Suuriya kadib markii laba baabuur ay ku qarxeen. In ka badan boqol qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyada. Reyhanli waxaa degan qaxooti badan oo ka...

Milkiilihii dhismaha dumay ee dalka Bangladesh oo la xiray

Waxaa la xiray Milkiilihii lahaa dhismaha dumay Mohammed Sohel Rana, kadib markii uu dhuuntay tan iyo markii uu dhismaha dumay Arbacadii. Ciidanka Bangladesh ayaa diyaarinaya inay isticmaalaan mashiino culus, si ay u qaadaan burburka dhismihii dumay Arbacadii ayna ku dhinteen...

Profile: Amb. Amina Mohamed

Ambassador Amina Mohamed is a committed international civil servant who has had a distinguished career in both public and foreign service. She has served in strategic government positions and been elected to key international positions. Her work experience in over...

Warshad ku taala gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo sameysay qarax qasaare geystay +...

Sarkaal ka tirsan waaxda badbaadada bulshada ee gobolka Texas, ayaa sheegay in 50-75 guri oo ka ag dhawaa dhismaha warshadda ay burbureen, ayna dad badan ku dhaawacmeen. Ma’suuliyiinta Gobalka Texas ayaa sheegay in 5-15 qof ay ku dhinteen qaraxii warshadda...

Margaret Thatcher oo London ku Geeriyootay

Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Biritan Margaret Thatcher ayaa goor dhaweyd ku geeriyootay magaalada Lodnon kadib makrii uu ku soo booday xanuunka qallalku. Thatcher oo lagu naanaysi jiray "haweenaydii birta ahayd" waxay noqotay ra’iisul wasaarihii keli ahaa, uguna horreeyey ee haweenay...

Kuuriyada Waqooyi oo u hanjabtay USA

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ee dalka la siiyay wax ay ugu yeertay oggolaanshihii ugu dambeeyay ee ay ku qaadaan dukheyn militeri dalka Mareykanka iyaga oo isticmaalaya hubka nukliyeerka. Waa middii ugu dambeysay hanjaabo...

Ammaanka dalka Kenya oo si weyn loo adkeeyay

Boliiska Kenya ayaa adkeeyay ammaanka, kadib markii maxkamada sare ay go'aan ku gaartay in Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashada madaxweynenimada. Rabshado dhacay markii ay maxkamada gaartay go'aanka ayaa waxaa ku dhintay laba qof, dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen...

MOST COMMENTED

Xiisadii siyaasadeed ee dalka Ukraine oo la soo af jaray

Ergada kalas matalaysa wadamada Rush,ka Ukraine, Maraykanka, iyo Midowga Yurub ayaa wada gaaray heshiis lagu tilmaamay inuu muhiim u yahay dadka Ukraine. Wasiiradda arrimaha dibbadda...

HOT NEWS