caalamka

Dalka Ethiopia oo laga digay inay weerarto argagixisada

Safaarada mareykanka ee magalada adis ababa ayaa kuboorineesa muwaadiniinta mareykanka iney joojiyaan safarada ay uaadayaan dalka Ethiopia kadib digniin soo baxday oo muujineesa weeraro ay qaadi rabaan kooxda alshabab. “Safaradu waxay heshay warbixino kusaabsan weeraro argagixiso oo kadhici kara dalka...

Maraykanka iyo Talibanka oo is-dhaafsaday Maxaabiis

Maraykanka ayaa sii daayey 5 kamid ah hogaamiyayaasha Talibanka oo lagu hayey xabsiga Guwantanamo Bay, Talibanka ayaa dhankooda siidaayey Askari u dhashay Maraykanka oo ay heysteen muddo 5 sano ah. Maxaabiistan ay isdhaafsadeen Maraykanka iyo Talibanka ayaa waxaa fududeeyey Boqortooyada...

Doorashada Masar oo maalin saddexaad lagu daray iyo shuruudo adag oo la dul dhigay...

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa ku dhawaaqay inay maalin dheeraad ah ku dareen cod bixinta doorashada dalkaasi ka socota. Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Masar C/casiis Salmaan ayaa ku dhawaaqay inay maalin kale oo maanta ah ay dadka Masaarida ah sii codeyn...

Soomaali qaraxyo ka maleegayay dalka Norway oo la xiray

Ciidamada Sirdoonk dalka Norway ayaa ku dhawaaqay iney Xireen 3-ruux oo lagu sheegay da’da 20-sano kuwaa oo daganaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ,kuwaa oo lagu eedeenayo iney abaabulayeen Weeraro Argagixiso. Raga laxiray ayaa lasheegay in 2-kamid ah ay...

Doorasho maalintii labaad ka socota dalka Masar

Maalintii labaad ayaa dadka wadanka Masar u dareereen goobaha cod bixinta si ay M/weyne usoo doortaan. Goobaha cod bixinta ayaa saaka xilli hore mar kale albaabada loo furay dadkuna safaf dhaa dheer ayay ugu jiraan. In ka badan 53 million oo...

Dowladda Nigeria oo shaacisay inay ogaatay halka lagu haysto gabdho dalkaasi laga qafaalay

Ciidamada Milatariga dalka Nigeria aya sheegay iney Ogyihiin Halka Lagu hayo Gabdhahiii  ay afduubeen Kooxd Boko haram ,balse waxay sheegeen ineysan isku dayi doonin soo badbaadinta Gabdhahaasi. Generalka ugu sareeya milatariga Nigeria ayaa sheegay in warkan uu muhiim u yahay...

Doorashooyinka dalka Masar oo si habsami leh u socda

Malaayiin ruux oo u dhashay wadanka Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan M/weyne cusub oo uu dalkaasi yeesho. Guddiga doorashada dalka Masar waxay sheegeen inay diwaan galiyeen malaayiin ruux oo codkooda dhiiban doodan ayadoona...

Shil Tareen oo khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay waqooyiga Hindiya.

In ka badan 20 ruux ayaa ku naf waayay shil tareen oo ka dhacay gobolka Uttara Pardhesh ee waqooyiga wadanka Hindiya. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in tareen ay dad badan oo rakaab ah waday uu marinkiisa ka baxay kadibna...

Madaxweynaha Nigeria oo diiday in maxaabiis ay ku bedeshaan gabadhaha u afduuban Boko Haram

Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa diiday wada xaajood uu la galo kooxda Boko Haram ee u afduuban ilaa labo boqol gadbhood Arday ahaa, isagoo meesha ka saaray in dowladiisu ay ku bedelato Maxaabiis. Kooxda Boko Haram ayaa dalbatay in gabdhaha...

Macdan qodayaal ku dhintay Turkiga

Ra'iisul wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in in ka badan 230 macdan qodayaal ah ay ku geeriyoodeen qarax ka dhacay goob laga qodo macdanta dhuxusha oo ku taal galbeedka Turkiga. Dadka ka shaqeeya samatabixinta ayaa si weyn u...

Morgan Tsvangirai oo xilka laga qaaday

Dhaqdhaqaaqa mucaaradka dalka Zimbabwe ee MDC ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay hoggaamiyaha xisbiga ee Morgan Tsvangirai oo uu xisbigu ku eedeeyay waxa uu ku tilmaamay guuldarro dhanka hoggaanka ah. Warbixin qoraal ah oo ka soo baxday MDC ayaa ku...

Xiisadii siyaasadeed ee dalka Ukraine oo la soo af jaray

Ergada kalas matalaysa wadamada Rush,ka Ukraine, Maraykanka, iyo Midowga Yurub ayaa wada gaaray heshiis lagu tilmaamay inuu muhiim u yahay dadka Ukraine. Wasiiradda arrimaha dibbadda wadamada Rush,ka Ukraine, Maraykanka, iyo Midowga Yurub oo ku kulmay magaalada Geneva ayaa qalinka ku...

Layaabka Adduunka: Weli ma aragtay nin korkiisa ay saaran yihiin ku dhowaad Shan Kun...

Nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Shiinaha oo qeyb ahaan qaawan ayaa waxaa dushiisa ay saaran tahay illaa iyo 460.000 oo shinni ah si u soo bandhigo ganacsigiisa. She Ping oo 34 jir ah kuna nool Chongqing ee koofurta...

Ruushka iyo USA oo isku mari la’ Ukraine

Xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegay in labada dhinac ay wadahadalka daacad u ahaayeen, isla markaana ay ka go’an tahay in ay xal diblomaasiyadeed gaaraan. Wasiirka arrimaha dibada ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in ay fikrado...

MOST COMMENTED

UN group reveals how Al-Shabaab gets arms meant for Somalia regime

UN monitors have found evidence that arm shipments to the Somali Government have been diverted to clan militias and in one case were destined...

HOT NEWS