caalamka

Nin U Dhashay Dalka Hindiya OO Walaashiis Jirdil U Geestay

Caasimadda dalka Hindiya ee New Delhi ayaa lagu xiray nin lagu eedeeyay inuu walaashiis muddo labo sano ah meel ku xiray uuna jir dilayay. Booliska iyo masuuliyiin ka tirsan ururka haweenka ee Delhi ayaa xoog ku galay gurigiisa waxayna gabadhaas ku soo badbaadiyeen howl gal cajiib ah oo dhacay maalintii Salaasada. Haweeneyda dhibanaha ah oo aan magaceeda la shaacinin ayaa ...

Read More »

Oradyahan isaga oo tartan ku jira gaari lagu dhuftay

Oradyahanka reer Kenya Joseph Kiprono Kiptum ayaa waxaa lagu dhuftay gaari xilli uu hogaaminayay tartanka oradka nus Maaradoonka ee dalka Colombia. Kiprono, oo 30 jir ah , ayaa u dhawaa meeshii loogu talagalay in oradka uu ku dhamaado markaasi oo uu ku dhacay gaari sida muuqata iska indha tirayay xirida wadadaasi tartanka uu ka socday. Oradyahankani ayaa lagu daweeyay wadada ...

Read More »

German police clear forest camp as thousands protest coal mine

Thousands of people have protested against the expansion of a coal strip mine in western Germanythat would require clearing an ancient forest. Police in the nearby city of Aachen said some 4,000 protesters joined Sunday’s march towards Hambach Forest, which is home to centuries-old trees and hosts a protected species of bat. Some demonstrators carried saplings they planned to plant between the woodland and an ...

Read More »

Strawberry needle scare: Australia probe as ‘vicious crime’ widens

Australia has ordered an investigation into the discovery of sewing needles hidden in strawberries, amid growing alarm over scares across the country. Contaminated punnets have now been reported in six states and territories. A minister called it a “vicious crime”. One man was taken to hospital after eating a strawberry that held a needle. Several brands have been recalled, while ...

Read More »

Brett Kavanaugh ‘sexual assault victim’ speaks out

A woman who alleged she was sexually assaulted by US President Donald Trump’s Supreme Court nominee, Brett Kavanaugh, has identified herself. Christine Blasey Ford told the Washington Post Mr Kavanaugh had pinned her to a bed and tried to undress her when they were both teenagers. Mr Kavanaugh denied the allegations when they first surfaced last week. The top members ...

Read More »

Storm Florence: Heavy flooding cuts off Wilmington

The coastal city of Wilmington, North Carolina, has been completely cut off from the rest of the state because of deepening flood waters. Officials say all roads in and out are now impassable and have warned evacuated residents to stay away. Reports describe the city, which has a population of about 120,000, as an island within the state. About 400 ...

Read More »

QM oo Israa’iil uga digtay in aysan burburin tuulada Bedoun

Ergeyga Qaramadda Midoobay u qaabilsan nabadeynta Bariga Dhexe Nickolay Mladenov ayaa uga digay Israa’iil in ay burburiso tuula ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku taal dhulka ay Yhuudda haysata ee daanta Galbeed. Ergeyga Qaramada Midoobay ee nabadeynta Bariga Dhexe Mr Mladenov ayaa ugu baaqay Israa’iiliyiinta inay ka fiirsadaan burburinta deegaakaaso la degan yahay, isaga oo sheegay in burburinta tuulada Bedouin ee ...

Read More »

Duufaanta Florence: “Nolosha oo sii adkaanaysa”

“Halista nololeed ee ka dhalanaysa duufaanta Florence ayaa sare u sii kacaysa” sida uu ka digay barasaabka gobolka North Carolina, Roy Cooper. Isaga oo saxaafadda la hadlay ayuu sheegay in dadku ka baaqsadaan in ay wadooyinka maraan, maadaama ay daadadku sii faafayaan. Inkastoo ay sii yaraanayso awoodda duufaanta Florence ee xeebaha ku dhufatay Jimcihii haddana roobab mahiigaanno ah ayaa ka ...

Read More »

Madaxda labada Kuuriya oo markii ugu horreysay ku kulmaya Pyongyang

Madaxwayne dalka Kuuriyada Koonfurta Moon Jae-in, ayaa xaqiijiyay in hogaamiyayaasha sarsare ee ganacsiga ay raaci doonaan marka uu kulanka la yeelanayo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Kulankan ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo toddobaadka soo socda uu qabsoom. Waa kulankii sadaxaad ee ay yeelanayaan madaxda labada Kuuriya iyada oo kulankii ugu horreeyay uu ka dhacay xadka labada dal. Markii ugu ...

Read More »

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Wararka ka imaanaya dalka Burkina Faso waxay sheegayaan in kooxo looga shakiyay inay yihiin jihaad doon ay 9 qof ku dileen labo weerar oo kala duwan oo ay ku qaaden koonfur bari dalkaasi Bayaan kasoo baxday xafiiska barasaabka gobolka Kompienga ayaa lagu sheegay in mid kamid ah weeraradaasi lala bartilmaamedsay masjid ku yaalla tuulada Diabara. Waxaa weerarkaasi ku dhintay imaamka ...

Read More »

Madax ka socota jabhadda Oramada ee OLF oo maanta gaaray Addis Ababa

Waxaa maanta Magaalada Addis Ababa gaaray madaxda Jabhadda Oromada ee OLF loo soo gaabiyo. Wafddigani ayaa waxaa hogaaminayay gudoomiyaha jabhaddaas oo muddo dheer dagaal kula jirta dowlada Itoobiya. Wafdigga ayaa waxa ay isugu jireen golaha dhexe OLF iyo guddiga fulinta ee jabhadaasi. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa ku soo dhaweeysay wasiir dowlaaha wasaarada arrimaha dibadda ee xukuumadda Itoobiya. ...

Read More »