Wararka

Booqashadii R/wasaare Saacid oo soo gaba gaboowday iyo dadweynaha Soomaliyeed oo soo dhoweeyay

Booqashadii R/wasaare Saacid oo soo gaba gaboowday iyo dadweynaha Soomaliyeed oo soo dhoweeyay Kadib markii la magacaabay R/wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa uu booqashooyin kala duwan ku soo kala baxshay gobolo kala gadisan oo ka tirsan dalka Somaaliya. Waxaana ugu dambeysay Booqasho dadka Soomaaliyeed waxgaradkooda ay ku tilmaameen mid taariikhi ah oo R/wasaare Soomaalieed wixi ...

Read More »

Tacsi tiiraanyo leh

Guddoomiyaha Hay’adda CCD Ciise Axmed Cumar, Agaasimaha CCD Ismaaciil Xaaji Maxamuud, Macallim Xasan, Macallim Nuur, Macallim Cali, Cumar Dhakadow, Maxamed Cabdi Calasow, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Caasho Maxamuud Cali (Caasho cuud), Nabadoon Maxamuud Cali Nuur, Muuse Maxamed Cusmaan, Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), C/llaahi Macallim Maxamed (Naanow), Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Salaad Cali Xasan, Maxamuud Axmed Xasan (Aduunyo), Maxamed Maxamuud Cali, ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay guulaha siyaasadeed ee ay soo hoysay dowladda Soomaaliya

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay horumarada iyo guulaha siyaasadeed ee ay gaartay dowladda Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay is bedelada xilligan dalka ka jira mid suura gelinaya in Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagto. Bayaan maanta oo jimco ah ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa waxaa lagu taageeray war murtiyeedkii ka soo baxay shir madaxeedkii jaamacada ...

Read More »

Deploring murder of Somali radio journalist, UN agency chief calls for investigation

The head of the United Nations agency tasked with defending press freedom today denounced the recent murder of Somali radio journalist Rahma Abdulkadir and called for an investigation into the crime. “I condemn the murder of Rahma Abdulkadir. Her name joins a long list of journalists who have lost their lives in Somalia,” said Irina Bokova, the Director-General of the ...

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo ka warbixiyay natiijada wadahadaladii Kismaayo + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxa uuna warbaahinta uga warbixiyay natiijada wadahaladii Kismaayo iyo kulamadii kale ee uu la qaatay qeybaha bulshada ee Kismaayo. Ra’iisal Wasaaraha oo ka hadlayay natiijada wadahaladii Kismaayo ayaa yiri. “Mudadii koobneyd ee aanu ...

Read More »

Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda oo xalay ka da’ay roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool

Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen nooluhu ayaa xalay ilaa saaka ka da’aya Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Roobabkan Guga oo ka curtay dalka ayaa xalay ilaa saaka si xiriir ah uga da’ayay Magaalada Muqdisho,  waxaana saaka yaraaday dhaqdhaqaaqa dadka iyo Gaadiidka kadib markii wadooyinka qaar oo biyo fariisteen. Jawiga Muqdisho ayaa saaka ah mid qabow,  iyadoo daruuro madow ay ...

Read More »

Ra”iisal Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Kismaayo iyo xarunta ciidamada Xoogga dalka

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka kormeeray Dekedda magaalada Kismaayo iyo xarunta qeybta labaad ee ciidanka Xoogga Dalka. Ra’iisal Wasaaraha oo ugu horeyntii booqday Dekedda magaalada ayaa u kuurgalay qaabka maamul iyo midka howleed ee Dekedda, isaga oo ku soo wareegay qeybaha Dekedda oo ay xilligaasi ka soconeysay dejinta badeecado iyo qalab kala duwan. ...

Read More »

Xukun lagu riday gacan ku dhiigle dil u geystay Wariye Xasan Yuusuf Absuge

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah Kuriday gacan kudhiigle Aadan Sheekh Cabdi Sheekh Xuseen oo magaalada Muqdisho dil ugu geystay ALLAHA u naxariisteee Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo katirsanaa Idaacada Maanta ee magaalada Muqdisho.   Kadib markii loo fariistay dhageysiga dacwado loo haystay Aadan Sheekh Cabdi Sheekh Xuseen iyo Cabdi Xasan Dhuxuloow oo lagu soo eedeeyay ...

Read More »

Qarax dad badan ay ku Geeryoodeen oo ka dhacay Magaalada Muqdisho + Sawirro

Qaraxaan ayaa u muuqday in uu ahaa midm lala beegsanayey taliyaha ciidamada nabadsugid ee gobolka banbadir Jeneral Khaliif Axmed ereg gaari uu saarnaa waxaana soo kala dhaxglay gaari caasi ahaa oo ay saarnaayen dad badan kaasi oo ku basbeelay isla goobta inka badan 8 ruux ayaa ku geriyotay tiro intasi ka badana way ku dhawacmen weerar ismidamina oo loo adegsaday ...

Read More »