Wararka

W/Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Qorshe Dib U Habeyn Loogu Sameynayo Nidaamka Loo Maamullo Miisaaniyadda + Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa shir uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kusoo bandhigay qorshe ay Wasaaraddu ku howlaneyd diyaarintiisa mudooyinkii aynu kasoo gudubnay ayadoo qorshahaasina uu la xiriiray dib u habeynta,maareynta dhaqaallaha Dalka. Qorshahan ay Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta ay soo diyaarisay ayaa ah mid quseeya nidaamka ama habka ...

Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo u hanjabtay USA

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ee dalka la siiyay wax ay ugu yeertay oggolaanshihii ugu dambeeyay ee ay ku qaadaan dukheyn militeri dalka Mareykanka iyaga oo isticmaalaya hubka nukliyeerka. Waa middii ugu dambeysay hanjaabo xiriir ah oo ay soo saaraysay dowladda Kuuriyada Waqooyi kuwaasi oo kor u qaaday xiisadda. Taliyaha ciidamada Pyongyang ayaa sheegay ...

Read More »

Tikidhada ciyaarta saaxibtinimo ee Chelsea iyo Man City oo mar kaliya la iibsaday

Manchester City ayaa sheegtay in la iibsaday dhamaan tikidhadii lagu gali lahaa kulan saaxibtinimo oo dhex mari doona kooxaha Man City iyo Chelsea. Labadan koox ayaa kuwada ciyaari doona wadanka mareykanka kulan saaxibtinimo marka la gaaro 23-ka bisha May. Ciyaarta waxaa ay ka dhici doonta garoonka Busch Stadium kaas oo qaada 46,861 oo qof waxaana ay City sheegtay in dhamnaan ...

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la yeeshay Uhuru Kenyatta

Safiirka Jamhuuriyadda Somalia u fadhiya dalka Kenya Md. Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa maanta booqday xafiiskiisa Madaxweynaha Cusub ee Dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Maxamed Cali Ameeriko safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la hadlay  Warbaahinta ayaa sheegay in ugu horeyn uu u hambalyeeyay Uhurru Kenyati,kadibna ay kawada hadleen arimo dhowr ah. Cali Ameeriko ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee dalka ...

Read More »

Maxaa lagu xusuustaa Gudoomiyeyaashhii GOS iyo XKCS ee maanta oo kale ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ee ka dhaxay Tiyaatarka Qaranka?!!

Maanta oo kale 4 abriil 2013ka waa sanad guuradii 1 ee ka soow areegtay Markii ay ku geeryodeen Qaraxii isnidaaminta ahaa ee ka dhacay tiyaatarka Muqdisho ayna fulisay Haweeneey ay ku Geeryoodeen 2 halyeey oo magac ku Lahaa isbortiga Soomaaliya. AUN  Gudoomiyihii Hore ee GOS vs Gudoomiyihii Hore ee XKCS Aadan Xaaji Yabaroow’Wiish’iyo Saciid Maxamuud Nuur’Mukaanbe’waxa ay ahaayeen 2 Muwaadin ...

Read More »

Dawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka. Munaasabad ka dhacday xarunta ...

Read More »

Jar iska tuurnimada Jubbaland waa laga jeestay!!

Inkastoo dastuurka Soomaaliya ay ku cadahay sida loo sameyn karo dowlad goboleedyada ka hana qaadaya gayiga Soomaaliya ayaa hadana waxaa nasiib darro ah in qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo qeybo ka mid ah hoggaamiyeyaashii dagaalka ay hareer maraan qodobada qeexaya qaabka loo yagleeli karayo dowlad goboleed ka taaba gasha degaano ka mid ah gobolada Soomaaliya. Ma xuma in ...

Read More »

Cutubkii ugu horeeyay ciidamo ka socda Sieraleone oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Video

Shalay gelinkii dambe garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport waxaa soo gaaray cutubkii ugu horeeyay ciidamo ka socda wadanka Sierleone, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay saraakiil ka tirsan Q/Midoobay iyo Midowga Afrika. Afhayeen u hadlay ciidamada Sieraleone ayaa sheegay in maalmaha soo socda magaalada Muqdisho ay soo gaarayaan ciidamo kale oo dheraad ah, wuxuuna ...

Read More »

Human Rights Watch: Somali should protect IDPs at risk

An international watchdog, Human Rights Watch is accusing Somali security forces of raping and unleashing violence on women at the internally displaced camps in the capital, Mogadishu. The body’s 80-page report is titled “Hostages of the Gatekeepers: Abuses against Internally Displaced in Mogadishu, Somalia”. It details serious violations, including physical attacks, restrictions on movement and access to food and shelter, ...

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo maanta la kulmay madaxweynaha Jabuuti, kalana hadlay xaaladda dalka + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada ooo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X. Maxamuud Faqi, Marwada R.wasaaraha Xildhibaan ...

Read More »

Mahiga oo hadal qoraal ah ka soo saaray dilka gabar warbaahinta ka shaqaynaysay

Muqdisho, 25 Maarso 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Dr Augustine P. Mahiga, ayaa aad uga naxay, kana xumaaday dikla loo geystay Raxama Cabdulqaadir, oo ka shaqaynaysay warbaahinta, gaar ahaan Idaacadda Caabudwaaq. Dad aan heebtooda la garanaynin lana sheegay inay ku hubaysanaayeen bastoolado ayaa xalay Mw. Abdulqaadir ku toogtay oo ku dilay ...

Read More »

Axmed Madoobe: “Wax kasta oo shirka Kismaayo burburinaya ayaa la igula hadlay waana diiday”

Guddoomiyaha maamulka ku meelgaarka Kismaayo Axmed Maxamed Islaam ‘’Axmed Madoobe’’,  ayaa sheegay in mudooyikaani ay soo ifbaxayeen Culeysyo kaga imaanaayay dhanka Xukuumadda Somalia, waxa uuna sheegay  in Xukuumadda Somalia ay dagaal kula jirto dhismaha maamulka Jubbaland. Waxa uu Tilmaamay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo horjeedo Dastuurka iminka loo sameeyay Maamulka Jubbaland, isagoona sheegay, ...

Read More »

AMISOM Welcomes Deployment of Sierra Leone Troops

Mogadishu, 3rd April 2013; The African Union Mission in Somalia has welcomed members of the Republic of Sierra Leone Armed Forces (RSLAF) who have joined AMISOM. An advance team from the Sierra Leonean contingent arrived today in Somalia. The battalion-strong contingent will be deploying shortly into southern Somalia where they will operate alongside the Kenyan contingent. The Sierra Leonean deployment ...

Read More »

Farqiga u dhaxeeya wiil iyo Aabihiis

1-  Cabdirashiid Cali Sharmaake (AUN), wuxuu ahaa Madaxweynihii hore ee Somalia. waxaa la dilay isagoo Madaxweyne Qaran ahaa, Dadaalkiisana waxaa ugu weynaa sidii 5-ta Soomaalweyn uu isugu soo xiri lahaa, warkeedaba iska daa  in qeyb dhul badeed Soomaaliyeed la goosto. Cabdirashiid Cali Sharmaake (AUN) wuxuu ahaa Waddani Soomaaliyeed oo aad u jeclaa in Cadowga Soomaaliyeed uu meel isaga tiiriyo, wuxuuna ...

Read More »