Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo qudabad ka jeediyay shirka Tana. + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qudbad ku aadan dhanka amaanka ka jeediyay furitaanka Shirka Tana Forum. Madaxweynaha waxaa kala qeyb galayo shirkan R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam, iyo Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. C/Qaadir. “Africa waa in ay kalsooni muujiso una istaagto ka hor-tagida danbiyadda qorsheysan. Danbi ...

Read More »

MEHER FARXAD LEH

Aabe Abdisalaam Barre Guuleed Hooyo Xaawo Mohamud Yusuf Kaaho Mohamud Yuusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Zainab Mohamuud Yusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Nadiifo Mohamuud Yuusuf Saygeeda iyo Caruurteeda Maryan Ahmed Barre Caasho Ahmed Barre Safiyo Ahmed Barre Sowdo Ahmed Barre, Shukri Mohamed Shiikh. Hooyo Maryan Mohamed Hatatac Khadiijo Mohamed (Caana Mac) iyo Caruurteeda Sahra Mohamed (Caana Mac) Saygeeda iyo caruurteeda Saciido Mohamed ...

Read More »

Degmada C/Casiis oo Hanatay Koobka K.Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir‏ + Sawirro

MUQDISHO – Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho waxaa ciyaartii kama dambeysta ee Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka Gobolka Banaadir isaga horyimid Degmooyinka Hodan iyo Cabdicasiis. Iyadoo guusha ay 70-68 ku raacday Degmada Cabdicasiis. Sadaasha ah in ciyaartoyda labadan degmo ay isugu imaanayaan ciyaar kama dambeys ah ayaa waxay noqotay mid dhabowday, Waxaa kulan ciyaareedkooda uu ahaa mid ...

Read More »

Xilli cayaareedka 2013 ee Soomaaliya oo bilowday

Xilli cayaareedka 2013 ee horyaalka kubada Cagta dalka Soomaaliya ayaa qeyb ahaan bilowday iyadoo cayaartii furitaanka horyaalka heerka labaad ay dhacday maanta oo, halka horyaalka heerka koobaadna uu sugayo oo keliya marka ay FIFA soo dhamsytirto wajiga labaad ee dhismaha garoonka Stadium Banaadir, halkaas oo la qorsheynayo in horyaalka heerka 1-aad uu ka dhici doono sida uu sheegay xoghayaha guud ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeb-Galayo Shir looga hadlayo Amniga Qaaradda Afrika‏

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa ka degay Magaaladda Bahar Dar, ee dalka Itoobiya si uu uga qeyb galo  furitaanka Shirka Tana Forum. Madaxweynaha waxaa  safarkaan ku weheliyo R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam, iyo Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. C/Qaadir. Shirkaan ayaa waxaa diiradda ...

Read More »

Mo Farah oo ka qeyb galaya Tartanka Marathon ee London

Oradyahanka Soomaalida ee heysta Dhalashada Dalka Britain, Mo Farah ayaa sheegay inuu ka qeybgali doono Tartanka Oradka dheer ee lagu wado in maalinta Axada ee soo socto lagu qabto Caasimadda Dalka Britain ee London.   Mo Farah ayaa hadalkaan sheegay xilli aad loo hadal hayo Qaraxyadii Asbuucan lala beegsaday Tartanka Oradada ee ka dhacay Magaaladda Boston ee Dalka Maraykanka oo ...

Read More »

Jan. Gaafow: “Waxaan qabanay Soomaali wadata baasabooro ajnabi ah oo aysan lahayn”

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport waxaa lagu qabtay rag Soomaali ah oo wata Baasabooro ajnabi ah oo aanay lahayn, kuwaasi oo doonayay inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha, waxaana haatan ku socdo baaritaano la xariira Baasaboorada ay wataan.   Jan. C/llaahi Gaafow Maxamuud Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha Dowladda Federaalka ayaa warbaahinta u faahfaahiyay arrimaha ...

Read More »

Jan. Cali Gaab oo ka warbixiyay gaarigii loo adeegsaday qaraxii Maxkamadda G/Banaadir, soona saaray digniin

Taliyaha ciidamada waddooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Jan. Cali Xersi Barre (Cali Gaab) ayaa ka warbixiyay gaarigii loo adeegsaday qaraxii ka dhacay xarunta Maxkamadda G/Banaadir oo watay Taargo iyo sharciga gaadiidka Dowladda, isagoona sheegay in Taaergaha uu watay gaariga lagu fuliyay qaraxa aanu lahayn Taargaha ku dheganaa.   Waxa uu sheegay Taliye Cali Gaab inay baaritaano dheeraad ah ku sameeyeen taargaha ...

Read More »

Ciidamo lagu soo tababaray dalka Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray + Sawirro

Ciidamo tiradoodu ka badan tahay 200-Askari oo Boolis ah ayaa saakay ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho Aadan Cadde International Airport, waxaana ciidamadaasi soo dhoweeyay saraakiil ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka iyo madax dowladda ka tirsan.   Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska dowlada Somalia ayaa dib ugu soo laabtay saaka magaalada Muqdisho ka dib markii ay ...

Read More »

Kenya: Nine shot dead in Garissa Town

Garissa, Kenya: Police in Garissa Town have launched a major operation after gunmen shot dead nine people. Several others were wounded in the Thursday evening attack. An unknown number of hooded gunmen stormed Kwa Chege hotel off Jamia Mosque road and opened fire at close range with AK 47 rifles, killing six on the spot. Three people later succumbed to ...

Read More »

The 2013 TIME 100: Hassan Sheik Mohamud, President of Somalia, 57

Emerging from the presidential contest of September 2012, Somalia’s Hassan Sheik Mohamud is discarding destructive clan-based politics in favor of anticorruption measures and national reconciliation as well as embracing vital security-sector and economic reforms. A 17,000-strong African Union force finally helped to restore security in Somalia, but there should be no illusions about the challenges that come with governing a ...

Read More »

Shil Diyaaradeed oo ka Dhacay Muqdisho

Laba diyaaradood oo nooca rakaabka qaada ah ayaa isku dhacay iyagoo ku sugnaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana shilkaan diyaaradeed oo ah markii ugu horeysay aanu geysan wax khasaare ah. Diyaaradahan oo la sheegay in mid ka mid ah laga lahaa dalka Gambia tan kalena ay ahayd diyaaradaha taakuleynta ciidamada AMISOM, ayaa baalasha isku dhuftay xilli ay diyaaradda AMISOM ...

Read More »