Wararka

WAR DEG DEG:Dil Goordhow ka dhacay Muqdisho

War deg deg ah oo  hada nasoo gaaray ayaa sheegay in agagaar Bosteejada Daallo ee Hawlwadaag lagu dilay ruux halkaasi ku sugnaa,sida ay idaacada Maanta uxaqiijyeen goob joogayaal. Goobjoogayaasha ayaa inoo sheegay in ruuxa la dilay oo marayay meel aan ka fogeen Bosteejada daallo ,waxaana la sheegay inay dilka kadib goobta ka baxsadeen. Ciidamada dowlada ayaa goobta gaaray waxayna ka ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Caruurta Agoonta ah

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la garab istaago Agoonta. Eng. Yarisow ayaa mid mid u gacan qaaday dhammaan caruurta agoonta ah ee ku nool xarunta, waxuna ka waraystay xaalkoodu sida uu yahay iyo waxbarashada ay helaan heerka ay tahay. Guddoomiyaha ayaa xusay in ...

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Agaasimaha Madaxtooyada oo booqasho ku tagay Xarunta Tababarada General Gordan+Sawiro

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer ku Tagay Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho Taas oo Hore Gacanta ay ugu heysay Dowladda Imaaraadka Carabta Balse ay la Wareegtay Dowladda Somaliya. Wasiirka ayaa Warbixin ka dhageystay Taliska Guutada 14 Octoobar Ee Degan Xaruntaas. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ...

Read More »

Faah faahin:Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo lagu dilay Gaalkacyo

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta vgobolka Midig aya waay ku waramayaan in goordhow oo geeriyooday Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka shaqeenayay Idaacda Codka Nabada ee Magaalada Gaalkacyo, siduu ku soo waramayo Waryihaeena Maxamed CUMAR Boltoon. Wariye C/risaa Siciid Cismaan ayaa Xalay kooxo ku hubeysan Toorey waxaay ku dhaawacen Magaalada Gaalkacyo dhinaca uu ka aramiyo maamulka Putland ...

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta soo gabagabeeynayo doodii Amniga

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka soomaaliya aya Maanta soo gaba gabeenaya kulamo looga dooday amniga Magalada Caasimada ah ee Muqdisho oo maalmahaan sii xumaayay. Xildhibaanadii qudabadaha   ka jeediyay xarunta Golaha Shacabka ayaa intooda badan waxay diirada qudbadahooda ku saarayen amniga magaalada Muqdisho, iyagoona xukumada uu hugaamiyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre ku eedeeyay in xukumadiisa  ku fashilantay amniga dalka gaar ahaan ...

Read More »

Aqriso:Wafuudii Aqalka sare oo kulamo kaladuwan la yeeshey madaxda Jubbaland iyo Putland

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii loo xalin lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo dowlada Goboleedyada,iyadoo wafuud kaladuwan oo goluhu dirayna ay kulamo kaladuwan la yeesheen madaxda maamulada iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada. Wafdiga Golaha Aqalka Sare ee Xalinta Qilaafaadka u dhaxeeyo Dowlad Goboleedyada Iyo Dowladda Federaalka Soomaalya Ayaa kulan ...

Read More »

Dhageyso:Xildhibaan Cali dhuux”Xilka qaadista Madaxweyne ku xigeenka waa mid ansax ah”

Iyada oo sii xoogeesanayo qilaafka udhaxeeya Madaxda Galmudug ayaa Xildhibaan Cali dhuux oo ka tirsn Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug waxaa oo ka hadlay wax yaabaha sababay qilaafka, isgaoona eedeyn ujeediyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey. Xildhibaan Cali Dhuux ayaa sheegay in Maxamed xaashi carabey uu sababta qilaafkan isgaala lahaa waxuu sidookale xusay in mudo ka abadan 45 cisho uu ...

Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Sargaal lagu dilay Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay askari Xalay feedkii  lagu dilay Magaalada Balaadweyne ee xarunra Gobolka Hiiraan. Goobjoogayaal yaal ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa inoo sheegay in askariga ladilay uu ku labisnaa dareeska ciidamada dowlada soomaaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.   Dhinaca kale War ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay ka damnbeyn dilka askarigan, ...

Read More »

Dhageyso:Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo eedeyn loo jeediyay

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadahada Maamulka Hir-ShabeelleYaxye Ismaaciil Maxamed oo lahadlay Idaacada Maanta ayaa  eedeyn ujeeediyay Wasaaradda Ganacsiga Xukumada Federaalka ee Soomaaliya. Yaxye Ismaaciil Maxamed Wasiirka Ganacsiga Hi-Shabelle ayaa ku eedeeyay Wasaarada Ganacsiga inay gabi ahaan jartay xiriirkii kala dhaxeeyay,sidookale Wasiirka ayaa sheegay in wax dhaqaalo ah eysan ka helin Wasaarada Ganacsiga Xukumada Soomaaliya. Wasiir Yaxye ayaa ugu baaqay Wasaraa Ganacsiga ...

Read More »

Madaxii sirdoonka gudaha dalka Jarmalka oo lagu qasbay in uu isu casilo arrin soo galooti la xiriirta

Madaxa sirdoonka gudaha ee dalka Jarmalka Hans-Georg Maassen ayaa loo sheegay in uu shaqadiisa isaga tago isla markaasna xil sare oo kale ka qabto wasaaradda arrimaha gudaha. Go’aanka dawladda ayaa yimid iyadoo muran cusub uu ka dhashay jawaabtii uu Maassen ka bixiyay daganaansho la’aantii qolyaha garabka midig ay ka sameeyeen magaalada Chemnitz ee bariga Jarmalka. “Ugaarsi” loo gaysanayo dadka soo ...

Read More »

Wadahadalo udhaxeeya Dowlada Itoobiya iyo ONLF oo ka soconaya Asmara

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ayaa sheegay inuu kulan magaalada Asmara kula qaatay hoggaamiyeyaasha ururka ONLF. Mustafa Cumar ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in madaxada ONLF ay ka wada haldeen taarikhda halgankii dheera iyo ku guriyo noqoshada. Hadalkan madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan dowladda Itoobiya ay cafis u fidisay uraradii mucaaradka ee dowladda kasoo horjeeday isla markaasna ...

Read More »

Amiirka Qatar oo Saxiixay Labo Heshiis oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Qatar

Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar. Heshiiska Koowaad uu saxiixay Amiirka Qatar ayaa ku saabsan Adeega Duulimaadka waxaana Wafuud kala mataleysa Soomaaliya iyo Qatar ay Magaalada Doha ku galeen 18/3/2015. Halka Heshiiska Labaad uu yahay Iskaashi dhinaca Caafimaadka oo Dowladaha Soomaaliya ...

Read More »