Wararka

Xildhibaan Dhalxa oo baaq u jeediyay dadka reer Kismaayo

Xildhibaan Prof. maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Xildhibanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ugu baaqay Shacbiga Reer kismaayo in ay ilaashadaan Nabadda isla markaasna ay si wadajir ah uga Hortagaan wax kasta ee wax u dhimikara Nabadda ka jirta Xilgaan magaladda Kismaayo ee gobolka Jubba Hoose. Prof. Dhalxa oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in magaladda Kismaayo ay soo ...

Read More »

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo maanta kulan ku yeelanaya magaalada Mombasa

madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaliya Dr Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa haatan ku siijeedda garoonka diyaradaha calamiga ah ee magalada Muqdisho, isagoo daqiiqado kadibna u Sii dhoofi doona Magalada Mombasa ee dalkaasi Kenya. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka kooban xubno ka tirsan labada Gole ee Xukuumadda Federaalka, iyadoo safarkaasina uu ahaa mid aan horay loo shaacin, iyadoo kulanka ...

Read More »

Kulan looga hadlayo ammaanka dalka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka furmay shir albaabada u xiran oo u dhaxeeya saraakiil ka kala socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mareykanka, Ingiriiska iyo Dowladaha ciidamadooda ka howlgalaya Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi xaaladda nabadgelyada dalka Soomaaliya, gaar ahaan in si degdeg ah wax looga qabto qaraxyada is miidaaminta ah iyo dilalka ...

Read More »

Canaan Qaran Nin u qalmaa Qaata….(Faalo)

Doowladnimo dhab ah kadib, waxaan fileeynay in amaanka iyo kala danbeynta si deg deg ah wax looga qabanayo, waxayse noqotay hungo maran, oo wali dilkii iyo qaraxyadii ayaa sidooda isaga socda. Anigu malihi maxaa wax loo dilay iyo maxaa wax loo qarxiyay oo taas dunida oo dhan beey ka dhacdaa, laakiin waxaan leeyahay suurtgal maaha in mar waliba la yiraahdo ...

Read More »

Booliska B/Weyne oo xabsiga dhigay rag lagu tuhmay dembiyo

Col. Cali Dhuux Cabdi Mahadalle Taliyaha ciidamada Booliska magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay howlgallo ay shalay ilaa iyo maanta ka sameeyeen magaaladaasi, wuxuuna sheegay inay ku soo qabqabteen dhallinyaro ka tirsan ururka Al-Shabaab. “Dembiilayaasha uma suuragaleyso inay baxsadaan, howlgalkuna weli waa socdaa” ayuu yiri Col. Cali Dhuux oo sheegay in dhallinyarada ay soo qabteen qaarkood ay hayaan ...

Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb gelaya doorashada Madaxweynaha Chess-ka Adduunka

Shirweynaha caalamiga ah ee Chess-ka Adduunka oo afartii sanaba mar la qabto ayaa la filayaa inuu ka dhaco magaalada Toronso ee wadanka Norway, waxaana qabanqaabo iyo diyaar garow ugu jira sidii ay shirkaasi uga qeyb geli lahaayeen wafdi ka socda Xiriirka Shataraniga Soomaaliyeed. Wafdiga ka socda Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Xiriirkaasi Md. Axmed Cabdi Xasan (Wataac), wuxuuna Guddoomiyuhu ...

Read More »

Profile: Amb. Amina Mohamed

Ambassador Amina Mohamed is a committed international civil servant who has had a distinguished career in both public and foreign service. She has served in strategic government positions and been elected to key international positions. Her work experience in over twenty six years covers a broad spectrum of domestic and international assignments. She rose through the ranks in Kenya’s diplomatic ...

Read More »

Ethiopia says preparing to pull troops out of Somalia

(Reuters) – Ethiopia will withdraw its troops from Somalia soon, its prime minister said on Tuesday, voicing frustration with the Mogadishu government and African Union peacekeeping forces that are also battling Islamist militants there. After waging an ill-fated war in Somalia in 2006-2009, Ethiopia in 2011 once again rolled troops into Somalia to fight al Qaeda-allied al Shabaab, opening a ...

Read More »

Macalin la ganaaxay digniin culusna loo diray.

Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah. Macalinka ayaa lagu ganaaxay in uu ka maqnaan doono sadexda cayaar ee ugusoo horeysa ...

Read More »

Wadaniga dhabta ahow rajadu kaama dheera ee ha quusan!!

Xaaladda wadanka Soomaaliya 22-kii sano ee ugu dambeeyay beesha caalamku way ku jaha wareereen, aqoonyahano badan oo Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan u soo bandhigay qorsheyaal xaaladda lagu hagaajin karo, balse dadaallada caalamiga ah iyo kuwa gudahaba waxay noqdeen kuwo aan waxba ka soo nasa cadaan. Dalka Soomaaliya tan iyo markii la riday xukuumadii dhexe ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre ...

Read More »