Wararka

In ka badan 800 qof oo ku geeriyootay duufaanta iyo dhul gariirka ku dhuftay Indonesia

Ugu yaraan 832 qof ayaa ku dhimatay dhul gariirka iyo dufaanta Tsunami ee sida wayn ugu dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia, sida ay sheegtay laanta ka hortagga masiibooyinka dalkaasi. Waxay sidoo kale sheegtay in dadka ay saamaynta ku reebeen dhul gariirka ay ka badan yihiin tiradii horraan la sheegay. Dad badan ayaa la rumaysan yahay inay ku hoos jiraan ...

Read More »

Sawiro:Wasiir Cawad oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka ...

Read More »

Ciidamada Dowlada Iyo Al Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan

warar naga soogaaraya magaalada beledweeyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa tibaaxaya in manta ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa amisom iney sameeyeen howgalo ay ku baacsanayeen dagaalamayaaasha al shabaab iyagoo weeraar ku qaaday deegaano hoostaga beledweyne oo ay gacanta ku hayaan al shabaab. ciidamada qaaday weerarka ayaa iska caabin kala kulmay ururka al shabaab ee ku sugan deegaanka Beer-Xaano iyadoo la ...

Read More »

Cabdirashiid Janan ”Dowladdu Waa Ay Ku Fashilantay Sugida Amaanka Iyo La Dagaalanka Al Shabaab”

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan ayaa waxa uu ka hadlay marxalada dalka ka jirta isagoo sheegay in maamulka jubbaland uu ku guuleeystay in deegaano badan ay ka saaraan ururka al shabaab. sidoo kale wasiir janan waxa uu ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya dowladda soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ka jira isagoo si weeyn dowladda ugu dhaliilay iney jartay xiriirkii ...

Read More »

Maamulka Galmudug Oo Maanta Xukun Ku Riday Wariye Tooxoow

waxaa maanta oo axad ah maxkamada darajada koowaad  ee ciidamada qalabka sida ee maamulka Galmudug ayaa xukun xabsi ah waxa ay ku riday wariye Maxamed Cabdiweli Tooxow oo ka mid ah wariyeyaasha ka hawlgala magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. wariyahan ayaa lagu soo eedeeyay inuu baahiyay warar qalqal gelinaya amaanka magaalada dhuusamareeb iyo in uu sheegay in ururka al ...

Read More »

Warar dheeraad ah oo laga helayo Haweney lagu dilay Gaalkacyo

Koox burcad ah  ayaa Xalay Hawney dil ugu geestay  Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, sida uu ku soo waramayo Wariyaha Idaacada Maanta ee Magaalada Gaalkacyo. Warara dheeraad ah ayaa laga helay dilka Xalay loogu geestay Magaalada Gaalkacyo Haweney ka mid aheed dadka deegaan, iyadoona warar kal duwan ay ka soo baxayaan. Wariyaha Idaacada Maanta uga soo warama Magaalada Gaalkacyo Maxamed ...

Read More »

Erdogan oo xarigga ka jaray Masaajid weyn oo laga dhisay dalka Jarmalka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashada rasmiga uu ku marayey dalka Jarmalka ku soo afmeeray xarig ka jaridda mid ka mid ah masaajidda ugu weyn qaaradda Yurub oo laga dhisay dalka Jarmalka Wuxuuna Madaweyne Edrdogan sheegay masaajidkan laga dhisay magaalada Cologne inuu astaan u yahay nabadda, isaga oo uga mahadceliyey dowladda Jarmalka sida ay u oggolaatay inuu dhismaha msaajidka ...

Read More »

Banaanbax Ka dhan ah Maamulka G/Banaadir oo Maalinkii labaad Ka soconaya Muqdisho

Banaanbax ay dhigayaan Ganacsatada Suuqa Kalluunka ee degmada Cabdicasiis Kaasi oo ay kaga cabanayaan Maamulka Gobolka Banaadir  ayaa ka soconaya Daljirka daahsoon ee Magaalada Muqdisho. Banaanbaxan ay dhigayaan Ganacsatada Kalluunka Suuqa degmada Cabdicasiis ayaa daba socdo banaanbax shalay ka dhacay Suuqa kalluunka damadaasi, waxayna ganacsatada kaga cabanayaan Maamulka Gobolka Banadir. Ganacsatada banaanbaxaya ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu Suuqa ...

Read More »

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  oo  Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya uu ka qaado. “Anigoo ku hadlaya magaca madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Read More »

Sawirro:Taliyaha CXD oo ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ururka 60-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka  Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee loo magacabay Ururka  60-aad  ee ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya taas oo lagu qabtay xarunta taliska Ururka 60-aaad ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa la hadlay saraakiisha, saraakiil,xigeenada, allifleyda iyo dableyda Ururka ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka +Sawirro

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka wada hadlay ballaarinta Sohdimaha ay Caasimaddu leedahay. Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay baahida loo qabo in Caasimaddu ay sii ballaarato, maadaama xiligan ay ku nool yihiin tiro aad uga badan waqtiyadii hore, isagoo xusay in bulshada Caasimaddu ay tallo ahaan u ...

Read More »

Al-shabaab oo la wareegay deegano hoos taga degmada Balcad

War deg deg ah  oo naga soo gaaray Gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsa Ururka Al-shabaab ay la wareegen deegano hoostaga degmada Balcad. Goobjooyal ku sugan degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhaxe ayaa waxay inoo sheegen in deeganada Kooreebe, Yaaqle iyo Dhagaxow oo ay soo baneyen Ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka oo dhawanahan deeganadaasi gacanta ugu ...

Read More »

Dad Shacab ah oo dibadbax dhigayay oo lagu dhaawacay Muqdisho

Banaanbax looga soo horjeedo Canshuur la sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ku soo rogay Kawaanka kallunka degmada Cabdicasii ayaa ka dhacay Magaalada muqdisho. Dadka dibad baxayay ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Maamulka gobolka Banaadir, waxayna sheegen inay ka cabanayaan lacago baad ah kuwaasi oo laga qaado dadka ku ganacsada Kawaanka lagu iibiyo Malaayga ee degmada Cabdicasiis. Ciidamada ...

Read More »