Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta waxay kulan ku yeelanayaan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa Ajendagiisu waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista hawada iyo ku noqoshada miisaayniyada dowla ee 2018 . Arbacadii iyo Sabdidii aynu ka soo gudubnay ayaa kulanka Golaha Shacabka waxuu ubaaqday kooram la’aan balse maanta ayaa Xildhibaanada lagu wargaliyay inuu jiro kulanka ...

Read More »

Xaaladda caafimaad ee madaxwaynaha Gabon oo laga deyrinayo

Madaxwaynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa si aad ah u xanuunsanaya,sida uu sheegay afhayeen u hadlay xafiiska madaxwaynaha. Waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay soo baxayay warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa xaaladda caafimaad ee madaxwaynaha 59 jirka ah. Wararka qaar ayaa sheegayay in Madaxwayne Cali Bongo uu madaxa dhiig kaga furmay. Madaxwaynaha ayaa waxa in muddo ah lagu daawaynayay ...

Read More »

Xaaf’Dowlada dhaxe ayaa ka danbeysa dilalka ka dhacaya Galmudug’

Axmed Ducaallr Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya waxaa oo ku eedeeyay dilal ka dhacay degaano iyo degmooyim ka tirsan Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in dalal dhowr ah oo kala kala dhacay Hobyo,Cadaado,Afbarwaaqo iyo Balanbale in ay ka danbesay dowlada dhaxe ee Soomaaliya . Dhanka kale Xaaf ayaa ka hadlay Khilaafka udhaxeya dowlada dhaxe iyo ...

Read More »

Israa’iil oo Taliye Xamaas ka tirsan dishay

Lix ruux oo Falastiiniyiin ah oo uu ku jiro sarkaal ururka Xamaas ka tirsan ayaa la dilay intii Israa’iil ay hawlgalka ka waday marinka Qaza, sida ay masuuliyiinta Falastiintu sheegeen. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in hal askari laga dilay mid kalana laga dhaawacay intii ay hawlgalka wadeen ciidammada khaaska ah ee marinkaas. Isku dhaca ayaa ka dhacay bariga Khan Younis ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Taliyayaasha Ciidamadda

Madaxweye Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kullan deg deg ah iskugu yeeray Taliyayaasha Ciidamada,kuwaasi oo uu  kala hadlay wax ka qabashada amni xoogan ee ka jira magaalada muqdisho ee caasimada ah. Taliyayaasha Ciidamadda Booliska,Asluubta,Milatarigga ayaa kulan ka goobjoog ahaana waxaana sawiro lagu baahiyay baraha bulshadda ka muuqan sii haayaha Taliyaha Nisa ahna Ku xigeenka Fahad yaasiin Xaaji Daahir. Sida uu bartiisa ...

Read More »

Kenya Airways oo sheegtay in ay Duulimaadyo ka Bilaabeeyso Soomaaliya

Diyaaradda Kenya Airways ayaa la qorsheeynayaa in ay bilaawdo duulimaadkeeda Muqdisho iyo Nairobi 15 November 2018 sida ay shaacisay Duulimaadyadu waxaa xoojin doonaan Xariirka Hawada ee dalalka geeska afrika ,waxeeyna isku xiri doonaan magaalooyinka waa weeyn ee labada dal iyo dunida inteeda kale Duulimaadyada  ayaa ka baxaya Maddaarka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta (JKIA), Nayroobi saacadda 07:40,waxeeyna gaarayaan Garoonka Caalamiga Aden ...

Read More »

Aqriso:Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta oo Cambaareeyay Weerarkii ka dhacay Muqdisho

Mudane Axmed Abul-qeyd oo ah Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa oo ay Al-shabaab Jimcihii la soo dhaafay ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Xoghayuhu waxa uu isagoo ku hadlaya magaca xubnaha jaamacadda Carabta  uga tacsiyadeeyay Xukuumadda Soomaalia iyo dadkii ay marxuumiintaasi ka geeriyoodeen, wuxuuna kuwa dhaawaca ah ilaaahay uga baryay inuu ...

Read More »

Haween reer Iiraan ah oo loo ogolaaday inay goob fagaaro ah ku daawadaan ciyaar

Boqolaal ah haweenka dalka Iiraan ayaa loo ogolaaday in ay ka qaybgalaan daawashada ciyaarta kama dambeysta ah ee horyaalka dalalka Eeshiya oo ka dhacday magaalada Tehran. Wakaalada wararka ee dalka Iiraan ee Isna ayaa baahisay warka ku saabsan in haweenkaasi loo ogoladay ka qeyb galka ciyaarta. Tallaabadani ayaa loo arkaa mid suuragal ka dhigaysa soo afjarida mamnuucida dowladda Iiraan ay ...

Read More »

DEG DEG:Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Koox burcad ah oo ku dagaalamay D/Hobyo

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan Booliiska Maamulka Galmudug iyo kooxo burcad ah ay israsaaseen sabaabtay qasaare ee ku dhexmartay degmada Hobyo ee G/Mudug. Goobjoogayaal ku sugan degmada Hobyo oo lka hadlay Idaacada Maanta ee Magaalada Muqdisho ayaa uxaqiijiyay in isaraaseen socotay mudo daqiiqado ah ay dhexmartay ciidamada Booliiska Galmudug  iyo koox burcad ah oo dhibaato ku ...

Read More »

Magufuli oo xilka ka qaaday qaar ka mid ah golaha wasiirada

Madaxwaynaha dalka Tanzaniya John Magufuli, ayaa xilka ka qaaday wasiirada beeraha iyo ganacsiga waxa uuna ku hanjabay in uu militariga uu daadgureyn doono taasi oo looga gol leeyahay in lagu xaliyo dhibaatada haysata beeraleyda dalaga Cashew nuts loo yaqaano. Dhoofinta dalagan ayaa ka mid ah waxyaabaha uu qarashaadka badan ka so galo dalka Tanzaniya ,balse sanadkan waxaa halis galiyay dalagani ...

Read More »

C/wali Gaas”Dowladda faragalin toos ah ayey ku heysa doorashada Maamulka Koonfur Galbeed”

C/wali Maxmed Cali (Gaas) Madaxweynaha Maamul goboleedka Putland ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya waxuu ujeediyay eedeyn culus, xili uu sii xoo geesanyo qilaafka Maamul goboleedyada iyo dowlada dhaxe. Madaxweyne Gaas oo la hadlayay laanta VOA laanteeda Afka Soomaaliga  ayaa ku eedeeyay dowladda Somaliya inay faragelin ku heyso doorashada Madaxtinimada ee Maamulka Koonfur Galbeed, sidookale waxuu xusay in dhaqaalaha dowladda lagu ...

Read More »

Aqriso:Bayaanka wadajirka ah ee kulankii Bahr-Dar ku dhexmaray madaxda dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Ereteriya

Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya. Saddexda dhinac waxay isla garteen in kulankoodan labaad uu astaan u yahay isbeddelka ku aaddan nabadda iyo isdhexgalka Geeska Afrika. Madaxdu waxay dib u eegeen guulihii heshiiskii Asmara ee ku saabsanaa ...

Read More »

DEG DEG:Dad Meyd soo duugay oo lagu rasaaseeyay duleedka Magaalada Muqdisho

War degg deg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in dad Meyd soo duugay lagu rasaaseyay duleedka Magaalada muqdisho. Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in hal qof uu geeriyooday mid kalena uu dhaawac soo gaaray kadib markii wadada loo galay dad soo duugay meydadka dad ku geeriyooday Qaraxii shalay ka dhacay Hotel Saxafi. Warkaan waxii ku soo kordho kala soco ...

Read More »

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandigga oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Maxamed. Labada masuul ayaa ka wada hadlay dhameystirka qorshaha Diiwaan galinta (paymetric) Ciidamada Xoogga Dalka oo hada meel wanaagsan maraya. “Saaka waxa aan xafiiskayga kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed oo aan ...

Read More »