Wararka

Yeysan dantiisu ku jirin isu soo dhawaanshaha geeska Afrika?

Beryahan waxaa aad loo hadal hayey isu soo dhawaanshaha madaxda gobolka geeska Afrika, iyo suurtogalnimada in hal hogaan ay yeeshaan mustaqbalka dalalka gobolka. Waxaan hore wax uga qornay sida ay macquul u tahay. Qormadanna waxaan ku eegaynaa dhinacyada “aysan dantu ugu jirin” in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay hal hogaan yeeshaan. Jabuuti Dhinac marka laga eego siyaasadda hadda socota ...

Read More »

Dagaal dib uga qarxay magaalada Mooyaale

Dagaal ayaa mar kale saaka ka qarxay magaalada Mooyaale ee dalka Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayao. Dad goob joogayaal  ah ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacyaba ay jiraa, isla markaasna labada dhinacba ay dab qabadsiiyeen guryo iyo xafiisyo. Dad badan oo shacab ah ayaa isaga firxaday guryahooda. Wali ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka. ...

Read More »

13 sano jir feeryahan ah oo u dhintay feer lagu dhuftay

Geerida wiilkan 13 sano jirka ah ayaa sababtay jug ka soo gartay cayaar dhanka feerka ah. Wiilkaan oo lagu magacaabo Anucha Kochana ayaa la sheegay in jug maskaxda ka soo gaartay uu dhintay laba maalmood kadib cayaartaasi. Dhacdadaan ayaa horseedday cadaadis cusub oo ku aaddan in cayaarta feerka ee caruurta laga joojiyo dalka Thailand. Waxa uu ka qeeyb qaatay 170 ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo casho sharaf u sameeyay xulka qaranka Soomaaliyeed+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho sharaf u sameeyay cayaartoyda xulka Soomaaliyeed oo iskudayaysa inay sameeyaan taariikh cusub, muujiyaanna awooddooda si ay ugu soo baxaan isreeb-reebka cayaaraha olombikada. Fiidnimadii xalay ayaa hotel ku yaala Addis Ababa lagu qabtay casha sharafeedka oo ay ka soo qeybgaleen cayaartoyda iyo tababarahooda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ...

Read More »

Dambiyada naceybka ku salaysan oo sii kordhaya dalka Mareykanka

Dambiyada naceybka ku salaysan ayaa sare u kacay dalka Mareykanka sida ku cad warbixin cusub oo la soo saary. Dambiyada naceybka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17% sanddii 2017,dalkaasi. Waa sanadkii sadaxaad oo ay sare u sii socdaan dambiyada naceybka ku salaysan ,gaar ahaan weerarada naceybka la xiriira sida ay sheegtay hay’adda dambi barista Mareykanka ee FBI. Laamaha ammaanka ayaa ...

Read More »

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay George Conway howlaha horumarinta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya+Sawiro

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay shalay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya(UNDP) , Mudane George Conway, waxa uu kala hadlay howlaha gargaarka iyo horumarinta ee Qaramada Midoobey ay ka fuliso Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr ayaa carabka ku adkeeyay laga maarmaanshaha in ...

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018.

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018, taas oo ay wasaaradda maaliyadda u soo gudbisay xubnaha Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka ayaa ah u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018 iyo aqrinta saddexaad ee hindise sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa Isniintii la soo dhaafay dood dheer ka yeeshay ku noqoshada miisaaniyadda,iyadoo ...

Read More »

DEG DEG:Shaqaalle ka tirsan Shirkada Hormuud oo lagu dilay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Isgooska Baar ubax ee degmada Halwadaag ayaa shegay in goordhow uu halkaasi lagu dilay Shaqaale ka tirsan Shirkada Hormuud. Sida dad goobjoogayaal ah ay inoo xaqiijiyen Mas’isuul ka tirsan Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa lagu dilay afaafka hore ee Masaajid ku yaala Isgooska Baar ubax, sidookale waxaa dhaawac culus uu soo gaaray mid ka mida istaafka Shirkada ...

Read More »

Kooxda Xamaas oo madaafiic ku garaacday gudaha Israa’iil

Rabshado iyo dhacyo ayaa mar kale ka dhex qarxay Israa’iil iyo mintidiin Falastiiniyiin ah magaalada Qaza. Iksu dhacyada ayaa imanaya maalin uun ka dib markii 7 Falastiiniyiin ah iyo askari Israa’iili ah ay ku dhinteen howlgal qarsoodi ahaa oo ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen magaalada Qaza. Mintidiinta Falastiiniyiinta ah ayaa 200 oo madfac ku riday Israa’iil. Mid ka mid ah ...

Read More »

DEG DEG:Banaanbax ka socda Mgaalada Gaalkacyo

War deg deg ah oo haatan inaga soo gaaray Magaalada Gaalgacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka socodo Banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal Shacab ah. Banaambaxa ayaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulashada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo, waxaana la arkaya Haween iyo dhalinyaro bartamaha magaalada ku gubaya taayaro. Dadka dibad baxaya ayaa ka soo ...

Read More »

Ethiopia, Eritrea & Soomaaliya oo isku soo dhawaanaya

Hoggaamiyeyaasha dalalka Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ayaa dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya halkaas oo ay kaga wada hadleen heeshisyadii taariikhiga ahaa ay ku kala saxiixdeen Asmara. Waxyaabihii inta badan kulanka kaddib la hadlayay waxaa kamid ah arrinta ku saleysan suuragalnimada ah inay midoobaan dalalkan mustaqbalka. Waxaa sidoo kale soo baxay sawirrada madaxweyneyaasha Soomaaliya , Eritrea, ...

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta waxay kulan ku yeelanayaan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa Ajendagiisu waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista hawada iyo ku noqoshada miisaayniyada dowla ee 2018 . Arbacadii iyo Sabdidii aynu ka soo gudubnay ayaa kulanka Golaha Shacabka waxuu ubaaqday kooram la’aan balse maanta ayaa Xildhibaanada lagu wargaliyay inuu jiro kulanka ...

Read More »

Xaaladda caafimaad ee madaxwaynaha Gabon oo laga deyrinayo

Madaxwaynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa si aad ah u xanuunsanaya,sida uu sheegay afhayeen u hadlay xafiiska madaxwaynaha. Waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay soo baxayay warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa xaaladda caafimaad ee madaxwaynaha 59 jirka ah. Wararka qaar ayaa sheegayay in Madaxwayne Cali Bongo uu madaxa dhiig kaga furmay. Madaxwaynaha ayaa waxa in muddo ah lagu daawaynayay ...

Read More »