Wararka

Soomaaliland oo Socdaalka Gaas ka Hadashay!!

Maamulka Soomaaliland oo ka Hadlay Safarka Gaas ee Sanaag  iyo Xiisad Cusub oo Curatay!! Maamulka Gooni isku taaga ah Ee Somaliland ayaa waxa ay ka hadashay socdaalkii degmada Badhan ee gobolka Sanaag uu ku tagay madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas), halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Safarka  Gaas ayaa waxaa lagu sheegay horumarinta degmada, inkastoo siyaasiyiinta ay ku ...

Read More »

Kulanka Madaxweyne Cagjar Iyo ONLF maxaa kasoo baxay!!

C/qaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), afhayeenka ONLF ayaa wuxuu sheegay iney jabhaddu marnaba ka tanaasuleyn mowqifkeedi ahaa iney gooni isu taagto, kadib markii shalay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea uu ka qabsoomay wada hadal ay yeesheen xukuumadda Itoobiya iyo jabhadda ONLF. Afhayeenka ONLF oo la hadlay BBC-da ayaa yiri “Heshiis iyo is-afgarasha kasta oo dhacda in ururka ONLF uu marnaba ...

Read More »

Nin U Dhashay Dalka Hindiya OO Walaashiis Jirdil U Geestay

Caasimadda dalka Hindiya ee New Delhi ayaa lagu xiray nin lagu eedeeyay inuu walaashiis muddo labo sano ah meel ku xiray uuna jir dilayay. Booliska iyo masuuliyiin ka tirsan ururka haweenka ee Delhi ayaa xoog ku galay gurigiisa waxayna gabadhaas ku soo badbaadiyeen howl gal cajiib ah oo dhacay maalintii Salaasada. Haweeneyda dhibanaha ah oo aan magaceeda la shaacinin ayaa ...

Read More »

Maxkamadda ICC oo baaraysa dad Muslimiin ah oo la dhibaateeyay

Maxkamadda Caalamig ah ee Dambiyada ee magaceeda loo soo gaabiyoICC ayaa furtay baaritaan hordhac ah oo ku saabsan eedaymaha sheegaya in dambiyo dagaal loo gaystay Muslimiinta laga tirada badan yahay ee Rohingya. Tallaabadan ayaa laga yaabaa in ay waddada u xaarto baaritaan buuxa oo lagu sameeyo hawlgalkii miltari ee sababay in kumannaanka ruux la dilo, 700,000 oo ruux oo kalana ...

Read More »

DEG DEG:Waare”Waan la hishiinay Dowlada Soomaaliya”

Madaxweynha Maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare oo shi ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in Maamulkiisa inuu la hishiiyay Dowlada Fedaraalka ee Soomaaliya oo qilaaf xoogan kala dhaxeeyay Maamul Goboleedyada Dalka. Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay in xurguftii kala dhaxeesay dowlada lagu dhameeyay wadahadal, sidookale Waare ayaa Xusay in qilaafka taagnaa oo Maamulkiisa kala hishiiyay Dowlada Soomaaliya. Waare ...

Read More »

WAR DEG DEG:Dil Goordhow ka dhacay Muqdisho

War deg deg ah oo  hada nasoo gaaray ayaa sheegay in agagaar Bosteejada Daallo ee Hawlwadaag lagu dilay ruux halkaasi ku sugnaa,sida ay idaacada Maanta uxaqiijyeen goob joogayaal. Goobjoogayaasha ayaa inoo sheegay in ruuxa la dilay oo marayay meel aan ka fogeen Bosteejada daallo ,waxaana la sheegay inay dilka kadib goobta ka baxsadeen. Ciidamada dowlada ayaa goobta gaaray waxayna ka ...

Read More »

Duqa Muqdisho oo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Caruurta Agoonta ah

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la garab istaago Agoonta. Eng. Yarisow ayaa mid mid u gacan qaaday dhammaan caruurta agoonta ah ee ku nool xarunta, waxuna ka waraystay xaalkoodu sida uu yahay iyo waxbarashada ay helaan heerka ay tahay. Guddoomiyaha ayaa xusay in ...

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Agaasimaha Madaxtooyada oo booqasho ku tagay Xarunta Tababarada General Gordan+Sawiro

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo ay wehliso Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Marwo Aamina Siciid ayaa Kormeer ku Tagay Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho Taas oo Hore Gacanta ay ugu heysay Dowladda Imaaraadka Carabta Balse ay la Wareegtay Dowladda Somaliya. Wasiirka ayaa Warbixin ka dhageystay Taliska Guutada 14 Octoobar Ee Degan Xaruntaas. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ...

Read More »

Faah faahin:Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo lagu dilay Gaalkacyo

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee xarunta vgobolka Midig aya waay ku waramayaan in goordhow oo geeriyooday Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka shaqeenayay Idaacda Codka Nabada ee Magaalada Gaalkacyo, siduu ku soo waramayo Waryihaeena Maxamed CUMAR Boltoon. Wariye C/risaa Siciid Cismaan ayaa Xalay kooxo ku hubeysan Toorey waxaay ku dhaawacen Magaalada Gaalkacyo dhinaca uu ka aramiyo maamulka Putland ...

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta soo gabagabeeynayo doodii Amniga

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka soomaaliya aya Maanta soo gaba gabeenaya kulamo looga dooday amniga Magalada Caasimada ah ee Muqdisho oo maalmahaan sii xumaayay. Xildhibaanadii qudabadaha   ka jeediyay xarunta Golaha Shacabka ayaa intooda badan waxay diirada qudbadahooda ku saarayen amniga magaalada Muqdisho, iyagoona xukumada uu hugaamiyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre ku eedeeyay in xukumadiisa  ku fashilantay amniga dalka gaar ahaan ...

Read More »

Aqriso:Wafuudii Aqalka sare oo kulamo kaladuwan la yeeshey madaxda Jubbaland iyo Putland

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii loo xalin lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo dowlada Goboleedyada,iyadoo wafuud kaladuwan oo goluhu dirayna ay kulamo kaladuwan la yeesheen madaxda maamulada iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada. Wafdiga Golaha Aqalka Sare ee Xalinta Qilaafaadka u dhaxeeyo Dowlad Goboleedyada Iyo Dowladda Federaalka Soomaalya Ayaa kulan ...

Read More »

Dhageyso:Xildhibaan Cali dhuux”Xilka qaadista Madaxweyne ku xigeenka waa mid ansax ah”

Iyada oo sii xoogeesanayo qilaafka udhaxeeya Madaxda Galmudug ayaa Xildhibaan Cali dhuux oo ka tirsn Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug waxaa oo ka hadlay wax yaabaha sababay qilaafka, isgaoona eedeyn ujeediyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey. Xildhibaan Cali Dhuux ayaa sheegay in Maxamed xaashi carabey uu sababta qilaafkan isgaala lahaa waxuu sidookale xusay in mudo ka abadan 45 cisho uu ...

Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Sargaal lagu dilay Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay askari Xalay feedkii  lagu dilay Magaalada Balaadweyne ee xarunra Gobolka Hiiraan. Goobjoogayaal yaal ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa inoo sheegay in askariga ladilay uu ku labisnaa dareeska ciidamada dowlada soomaaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.   Dhinaca kale War ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay ka damnbeyn dilka askarigan, ...

Read More »

Dhageyso:Wasaarada Ganacsiga Soomaaliya oo eedeyn loo jeediyay

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadahada Maamulka Hir-ShabeelleYaxye Ismaaciil Maxamed oo lahadlay Idaacada Maanta ayaa  eedeyn ujeeediyay Wasaaradda Ganacsiga Xukumada Federaalka ee Soomaaliya. Yaxye Ismaaciil Maxamed Wasiirka Ganacsiga Hi-Shabelle ayaa ku eedeeyay Wasaarada Ganacsiga inay gabi ahaan jartay xiriirkii kala dhaxeeyay,sidookale Wasiirka ayaa sheegay in wax dhaqaalo ah eysan ka helin Wasaarada Ganacsiga Xukumada Soomaaliya. Wasiir Yaxye ayaa ugu baaqay Wasaraa Ganacsiga ...

Read More »