Author Archives: admin

Mahiga oo hadal qoraal ah ka soo saaray dilka gabar warbaahinta ka shaqaynaysay

Muqdisho, 25 Maarso 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Dr Augustine P. Mahiga, ayaa aad uga naxay, kana xumaaday dikla loo geystay Raxama Cabdulqaadir, oo ka shaqaynaysay warbaahinta, gaar ahaan Idaacadda Caabudwaaq. Dad aan heebtooda la garanaynin lana sheegay inay ku hubaysanaayeen bastoolado ayaa xalay Mw. Abdulqaadir ku toogtay oo ku dilay ...

Read More »

Axmed Madoobe: “Wax kasta oo shirka Kismaayo burburinaya ayaa la igula hadlay waana diiday”

Guddoomiyaha maamulka ku meelgaarka Kismaayo Axmed Maxamed Islaam ‘’Axmed Madoobe’’,  ayaa sheegay in mudooyikaani ay soo ifbaxayeen Culeysyo kaga imaanaayay dhanka Xukuumadda Somalia, waxa uuna sheegay  in Xukuumadda Somalia ay dagaal kula jirto dhismaha maamulka Jubbaland. Waxa uu Tilmaamay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo horjeedo Dastuurka iminka loo sameeyay Maamulka Jubbaland, isagoona sheegay, ...

Read More »

AMISOM Welcomes Deployment of Sierra Leone Troops

Mogadishu, 3rd April 2013; The African Union Mission in Somalia has welcomed members of the Republic of Sierra Leone Armed Forces (RSLAF) who have joined AMISOM. An advance team from the Sierra Leonean contingent arrived today in Somalia. The battalion-strong contingent will be deploying shortly into southern Somalia where they will operate alongside the Kenyan contingent. The Sierra Leonean deployment ...

Read More »

Farqiga u dhaxeeya wiil iyo Aabihiis

1-  Cabdirashiid Cali Sharmaake (AUN), wuxuu ahaa Madaxweynihii hore ee Somalia. waxaa la dilay isagoo Madaxweyne Qaran ahaa, Dadaalkiisana waxaa ugu weynaa sidii 5-ta Soomaalweyn uu isugu soo xiri lahaa, warkeedaba iska daa  in qeyb dhul badeed Soomaaliyeed la goosto. Cabdirashiid Cali Sharmaake (AUN) wuxuu ahaa Waddani Soomaaliyeed oo aad u jeclaa in Cadowga Soomaaliyeed uu meel isaga tiiriyo, wuxuuna ...

Read More »

Will Somalia get enough rain this year?

Parts of southern Somalia are yet to recover from the battering they took in 2010-2011, when severe drought followed excessive rain, and now the Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET) says insufficient rain may fall in the coming months. “We are concerned – our forecast shows that there is 80 percent probability that rains could trend from normal to ...

Read More »

Guddiga Baarlamaanka ugu qaabilsan Wasaaradda Howlaha guud oo ammaanay waxqabadka Wasaaradda + Sawirro

Kulan laba geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha ayna yeesheen Guddiga Baarlamaanka ugu qaabilsan Wasaaradaasi iyo madaxda Wasaaradda ayaa looga hadlay sidii dardar loo gelin lahaa howlaha kala duwan ee Wasaaraddaasi Qaranka u heyso. Xildhibaano ka socday Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddigaas Xildhibaan Cusmaan Maxamed Dhuubow ee booqday ...

Read More »

Naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho oo tacsi u diraya ehelada Allaha u naxariistee marxuum Ibraahim Xisbiyo

Wadanka Sweden waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Ibraahim Cilmi Bulaale (Ibraahim Xisbiyo) oo ka mid ahaa Guddoomiyeyaashii horay u soo maray Naadiga Isboortiga Dekedda Muqdisho. Allaha u naxariistee Ibraahim Xisbiyo waxaa kale oo uu ahaa ruug cadaa Isboorti oo xilal kala duwan ka soo qabtay qeybaha Isboortiga dalka iyo Dowladihii dalka soo maray, wuxuuna u geeriyooday kaddib markii ...

Read More »

Musharaxa Gudoomiyaha X/K/Koleyga C/laahi Cadaani oo balanqaadyo badan u sameeyey kooxaha

Jiritaanka gudoonka xiriirka kubadda koleyga ayaa ku eg bartamaha bishan April,iyadoo kadib la qabanayo doorasho gudoon cusub oo uu yeesho XKK,ayaa waxaa iminka soo baxaya Musharixiin dooneysa inay qabato jagada ugu sareysa XKK. C/laahi Axmed Nuur (Cadaani) oo kamid ahaa garsoorayaasha caalamiga ah ee Kubadda Koleyga ayaa soo bandhigey musharaxnimadiisa gudoomiyaha kubadda koleyga,isagoo qado sharaf u sameeyey ilaa 9-kooxood oo ...

Read More »

Ciidamada AMISOM oo ku sii qulqulaya magaalada Baydhaba

In ka badan 2000-Askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM isla markaana wata gaadiidka gaashaaman, gawarida ciidamada daabula iyo kuwa madaafiicda jiidaya ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee gobolka Bay. Ciidamada AMISOM ayaa markii ay tageen magaalada Baydhaba waxay isku fidiyeen gudaha iyo hareeraha magaalada Baydhaba, iyadoo qeyb ka mid ah ciidamada AMISOM ay degeen garoonka diyaaradaha magaalada ...

Read More »

Dowladda iyo Ahlusunna Koofur Galbeed oo maamul KMG ah u dhistay gobolka Gedo + Sawirro

Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxaa xukuumadu ay heshiis la saxiixatay ururka Ahlusunna Waljamaacah ee Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana sidoo kale, xukuumadu ay maamul KMG ah u dhistay gobolka Gedo, iyo degmada Garbahaarey. Wasiirka Gaashaandhigga ...

Read More »

Wasiirka arrimaha dibada ee Finland oo Muqdisho yimid, lana kulmay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya + Sawirro

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Foosiyo Xaaji Aadan iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda, iyo Qorshaynta, Wasiirka Adeega Bulshada, Wasiirka Khayraadka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha, ayaa kulan balaaran la qaatay wafti ka socday dalka Finland oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Erkki Tumoija. Waftigaan ...

Read More »

Ammaanka dalka Kenya oo si weyn loo adkeeyay

Boliiska Kenya ayaa adkeeyay ammaanka, kadib markii maxkamada sare ay go’aan ku gaartay in Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashada madaxweynenimada. Rabshado dhacay markii ay maxkamada gaartay go’aanka ayaa waxaa ku dhintay laba qof, dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen magaalada Kisumu oo ah meel uu taageero badan ku leeyahay Raila Odinga oo laga guulaystay doorashada. Boliiska ayaa sheegay in ...

Read More »

Mashruuca cusub ee Kufsiga Muqdisho

Mashruuca cusub ee la magac baxay “Kufsiga Muqdisho” ayaa bulshada Soomaaliyeed waxay si weyn ula yaaban yihiin waxa xilligaan oo dalka horumar inuu ku tallaabsado la filayay ay noqotay mid mashruucyo kala duwan laga dhigtay arrimaha kufsiga haweenka oo beesha caalamkana si indho la’aan ah uga qeylisay in reer Muqdisho ay yihiin dad ku caan baxay kufsiga haweenka.   Daawo ...

Read More »

Chelsea oo usoo baxday Semi Final-ka FA Cup-ka kadib markii ay garaacday Man United

Kooxda Chelsea ayaa umuuqata kooxda difaacan karta koobka FA Cup-ka kadib markii ay galabta koobka ka saareen kooxda ugu guulaha badan FA Cup-ka ee Man United . Ferguson ayaa la yimid koox ay ka maqan yihiin Wayne Rooney iyo Namenja Vdic,waxaana United ay umuuqata koox la wanaagsanaa labada qeyb ee ciyaarta. Chelsea macalinkeeda Rafa Benitez ayaa la yimid koox isku ...

Read More »