Author Archives: admin

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo kulan gaar ah ku yeeshay Washington

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Washington ee wadanka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay kulan gaar la yeeshay Xoghayaha arrimaha dibadda John Kerry, iyagoona labada mas’uul ka wadahadlay arrimaha labada dal. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ayaa kulankooda uga wadahadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhinacyada ammaanka, horumarka taakuleynta iyo arrimo ...

Read More »

Somalia replaces central bank chief criticised in U.N. report

(Reuters) – Abdusalam Omer has been replaced as Somalia’s central bank governor after seven months in the job, he said on Thursday, once again strongly denying graft allegations made by United Nations monitors. The allegations in a U.N. report linking him to irregularities regarding millions of dollars withdrawn from the bank have also been formally rejected by the Somali government. ...

Read More »

Laba Geelle oo 22-sano kaddib kulmay iyo naadiga Dekedaha oo ku durduriyay Horseed tartanka K/Koleyga Jan. Daa’uud + Sawirro

Garoonka K/Koleyga ee Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) horayna loogu magacaabi jiray Ex-Lujino oo ka socto tartanka K/Koleyga Jan. Daa’uud,  waxaa galabta ka dhacay ciyaar ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne, madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee Isboortiga Soomaaliya iyo marti sharaf kale oo horay xilal uga soo qabtay Dowladdii KMG ahayd. Kooxaha Dekedaha iyo Horseed ayaa galabta isugu ...

Read More »

Tirada shaqaalihii ku geeriyooday kaawada ku duntay duleedka Muqdisho oo sii kordheysa + Sawirro

Waxaa sii kordhaya tirada shaqaalihii xoogsatada ahaa ee ku geeriyooday kaawada ku duntay degmada Kaaraan oo ka tirsan gobolka Banaadir, iyadoo saakay mar kale goobtii kaawada duntay uu ka bilowday howlgallo lagu baarayo meydad ku hoos jira kaawada duntay. Guddoomiyaha degmada Kaaraan Cali Calasow oo ku sugan goobta ay ka dhacday masiibada Qaran ayaa sheegay in dadka ku geeriyooday ay ...

Read More »

Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday xarun UNDP ay ku leedahay magaalada Mandera

Magaalada Mandera ee gobolka W/Bari Kenya ayaa saakay aad u kacsan kaddib markii xalay fiidkii kooxo ku hubeysan bambo gacmeed ay weerar ku qaadeen xarun hay’adda UNDP ku leedahay magaaladaasi Mandera. Weerarka xalay lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Mandera ayaa la sheegayaa in wax qasaare ah aanu geysan kaddib laba bamco gacmeed lagu tuuray gudaha xarunta UNDP-da, halkaasi oo ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka u dhoofay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo labadii maalmood ee u dambeysay ku sugnaa magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga ayaa u dhoofay wadanka Mareykanka, halkaasi oo ay uga bilaabanayaan kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo Madaxda Mareykanka, jaaliyadda Soomaalida iyo shirka Q/Midoobay. Afhayeenka Madaxweynaha Eng. C/qaadir Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu tegayo wadanka Mareykanka, wuxuuna ...

Read More »

Dowladda Federaalka oo gacanta ku dhigtay gacan yarihii Abuu Al-Amriki

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. Shirka ayaa ugu horeyntii waxay golaha Wasiiradu dhegeysteen ...

Read More »

Somali-owned shops looted in revenge rampage in South Africa

MORE than 150 Somali-owned shops have been looted in four days of xenophobic violence in South Africa’s coastal city of Port Elizabeth. “Since Sunday when all the trouble started, 150 shops have been looted and it is spreading to other townships. The situation is still tense,” police spokeswoman colonel Sibongile Soci said. At least 70 suspects have been arrested in ...

Read More »

Kulan looga hadlay Nabadda iyo dib u heshiisiinta oo ay maanta ku yeesheen Muqihsho Salaadiin Soomaaliyeed + Sawirro

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed wacyi gelinta iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan ay khudbado ka jeediyeen Salaadiin iyo boqor caan ka ah dhaqanka Soomaaliyeed. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada hadalka bulshada CCD ayaa halku dhigiisu ahaa in Beelaha Soomaaliyeed aysan taageerin Al-Shabaab, iyadoo odayaasha ka hadlay ...

Read More »

Wasiirada Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis dhinaca Milateriga ah + Sawirro

Wasiirada Gaashaandhigga Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kulan ku yeeshay magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca Milateriga ah, heshiiskaasi oo ka koobnaa dhowr qodob oo muhiim u ahaa labada Dowladood. C/Xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Talyaaniga Sign. Mario Mauro ayaa is dhaafsaday dokumentiyo la xariira waxyaabihii ay ka ...

Read More »

Axmed Madoobe: “Shirarka dibadda dhaqaalaha Soomaaliya ma aha kuwo waxtar leh”

Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) Hoggaamiyaha maamulka Juballand oo ka mid ahaa ergadii ka qeyb gashay shirkii New Deal ee Soomaaliya kana dhacay wadanka Brugssels ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan shirkaasi. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe inuusan isagu aaminsaneyn in Soomaaliya shirar dibadda loogu qabto aanay wax u tar u lahayn, isagoona sheegay in shirar dhowr ah dhaqaale Soomaaliya ...

Read More »

Sacuudiga oo dhaqaale fara badan ku bixinaya cirib tirka burcad badeeda Soomaaliya

Dowladda Sacuudiga ayaa shaaca ka qaaday inay ku bixineyso lacag dhan 3-Milyan Dollar la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Maxamed Bin Sacuud oo ah K/Xigeenka arrimaa dibadda ee Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in lacagtaan ay ku bixinayaan mashaariic ku saabsan kahortegidda iyo la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya ee maraakiibta ka afduubanaya xeebaha Bad weynta Hindiya. “Kaalmada aan ku bixineyno la ...

Read More »

The Somali version will come soon Somalia gets first ever CAF referee assessor

Somali Football federation Education Officer Ali Mohamed Ahmed has been appointed by the Confederation of African football to be CAF referee assessor. With this appointment Mr Ahmed became the first Somali National to be appointed as CAF referee Assessor, according to a press statement from Somali Football federation media Department. “According to the CAF appointment letter the former international football ...

Read More »

Ciidamada Dowladda oo xabsiga dhigay Sarkaal ka tirsan ururka Xisbul Islaam

Sheekh Ismaaciil Xaaji Caddoow oo ah Xoghayaha Golaha Shuurada ee ururka Xisbul Islaam ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada Dowladda federaalka ay xabsiga dhigeen afhayeenkii Xisbul Islam Sheekh Macallim. Waxa uu sheegay Xoghayaha ururka Xisbul Islaam in xariga afhayeenkooda ay aad uga xun yihiin, isla markaana sheegay inaysan iyagu garaneynin dembiga uu galabsaday ee keenay in xabsiga loo taxaabo. Ciidamada ...

Read More »